Harriett Baldwin oo gaartay Hargeysa lana kulantay Muuse Biixi (Daawo Sawirada)

Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, Waxa Uu kulan kulan La Qaatay wefti Ballaadhan oo ka socda dalka Ingiriiska oo ay Hoggaaminayso wasiiru-dawlaha dalka Ingiriiska u qaabilsan arrimaha Afrika, ahna madaxa hay’adda horumarinta caalamiga ah ee DFID. Harriett Baldwin. Waxaana Kulankan Diirada Lagu Saaray Arimo Door Ah Oo Salka Ku Haya Dhinacyada Harumarka Iyo Iskaashiga Xaga … Continue reading Harriett Baldwin oo gaartay Hargeysa lana kulantay Muuse Biixi (Daawo Sawirada)